R/W ku-xigeenka dalka oo xafiiskiisa ku qaabisay Safiirka Imaaraad-ka Carabta
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Safiirka, ayaa...
Read more











