Madaxweynaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis iyo wafdi uu Hogaaminayey. Madaxweyne...
Read more











