Ciidan Booliiska oo gacanta kusoo dhigay laba dhagarqabe oo watay gaari laga soo buuxshay Qarax
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa fashiliyey Qarax Gaari oo kooxda Khawaarijtu rabeen in ay ku haligaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Banaadir,sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed....
Read more










