Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SoDMA oo siweyn loogu soo dhaweeyay Degmada Jawiil
Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle, qaybna uu ka yahay Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka Barlamanka Jamhuuriyadda Federaalka...
Read more










