Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur “SAWIRRO”
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weyneynayo Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka...
Read more











