R/W Xamsa oo dhallinyarada ugu baaqay in ay Xukuumadda ku taageeraan ciribtirka amni xumada
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad,ayaa...
Read more











