Bardhere: The Struggle to Recover from Drought and Floods
Somalia, has been hit with a double whammy of disasters in recent years. In 2022, the region was struck by one of the worst droughts in recent history, leaving many...
Read moreSomalia, has been hit with a double whammy of disasters in recent years. In 2022, the region was struck by one of the worst droughts in recent history, leaving many...
Read moreHay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo kaa shanaysa hay’adda Cuman Charity, ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 950 qoys oo ku kala nool degmooyinka Cabdicasiis, Shibis, shangaani iyo Xamar wayne...
Read moreWasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya HE. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee SMA. Wasiirka Caafimaadka ayaa warbixin iyo tallooyin...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Safiirka, ayaa...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Xarunta Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB), halkaas oo uu taliyaha kula kulmay hoggaanka xaruntaas. Taliyaha ayaa indho-indheeyay dhisme ka socda...
Read moreTurkish national broadcaster TRT launched its Africa edition, TRT Africa, a new digital news platform, on Friday. TRT Africa began its broadcasting journey after a promotional program on the second...
Read moreGuddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah, ayaa Mudane Maxmed Xasan Idris (Geney) u doortay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga kadib doorasho Ka dhacday xafiiska Guddiga oo ku yaala...
Read moreWafdigaan oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha Jaamacadda Somaville Dr Abdinur Sheikh Ahmed isla markaana uu qeyb ka ahaa Maamulaha guud ee Jaamacadda Somaville Dr Abdisamad Sheekh, ayaa booqday Jaamacadda ISBAT UNIVERSITY...
Read moreGuddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin. Kulan ayaa diirada lagu saaray xoojinta Wada shaqeynta Hay’adda SoDMA...
Read moreThe National Communications Authority (NCA) of Somalia launched the Interconnection Service on Saturday March 25, 2023. The service will allow telecommunications companies in Somalia to connect their networks and provide...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho