Wasiir ku-xigeenka W/Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka u gudbiyay Xisaab-xirka Dowladda ee 2022ka
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xisaab-xirka Dowladda ee sanadka 2022 - ka. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane. Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa...
Read more










