Jeneraal Tareedisho oo ka warbixayay khasaaraha ay gaarsiiyeen khawaarijta
Ciidamada Xoogga Dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa fashaliyay weerar naf lacaari ah oo Khawaarijtu saakay ku soo qaadday degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud. Jeneraal Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha...
Read more











