Hay’adda SoDMA oo maanta deeq raashin ah gaarsiisay Degmada Baarhdeere
Hay'adda Maareynta Musiboyonka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,ayaa maanta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxa ay gargaar ugu qeybisay 110 Qoys oo kamid ah dadkii dhawaan ay sameeyeen daadadkii iyo fatahadii...
Read more











