R/Wasaare Ku Xigeenka Oo kulan la yeeshay Guddiga la dagaallanka lacagta sharc-darrada ah
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada. Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaare Ku...
Read more











