Odayaal La Macaamilay Khawaarijta Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Ciidamada ammaanka Galmudug, ayaa xabsiga dhigay Odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee Galmudug. Taliyaha Qeybta 21-aad General Xasan Jaamici oo...
Read more











