Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka XFS Oo Gaartay Magaalada Baydhabo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka XFS Oo Gaartay Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi heer Federaal ah, ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo, Waxaana hoggaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qooyska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiye.

Waxaana wafdigaan qeyb ka ahaa Wasiirada Wasaaradaha haweenka ee dowlad goboleedyada dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

U jeedada socdaalka mas’uuliyiin taan magaalada Baydhabo,ayaa lagu sheegey iney tahay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen Xuska Munaasabada Sanad Guurada 4-aad ee Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo arrimo kale.

Waxaana magaalada Baydhabo ku soo dhoweeysay Wasiir khadiij Wasaarada Haweenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya heer Federaalka iyi heer Dowalad Goboleed.

Tags: Wasiirka Haweenka XFS Oo Gaartay Magaalada Baydhabo
Previous Post

15 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab oo lagu dilay weerar diyaaradeed

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo loo qeybiyay Xeer hoosaadka lagu dhaqayo Golaha

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo loo qeybiyay Xeer hoosaadka lagu dhaqayo Golaha

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo loo qeybiyay Xeer hoosaadka lagu dhaqayo Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In