Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gollaha Wasiirada Hirshabeelle Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2023

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Gollaha Wasiirada Hirshabeelle Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2023
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle.

Shirka Golaha Xukuumada ee maanta, ayaa ugu horreyn lagu dhaariyay xubno kamid ah golaha Wasiirarda, iyadoo kulankaan looga hadlay howlgallada kooxda khawaarijta alshabaab looga xureynayo deegaanada iyo degmooyinka Hirshabeelle,.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Madaxweynaha, ayaa golaha uga waramay howlagalada socda ee lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta ah iyo socdaalkii uu kusoo maray dhamaan deegaanadii laga xureeyay cadowga isagoo faray Wasaaradaha Dowladda in deegaanada la xureeyay la gaarsiiyo adeegyada aas aasiga ah ee lagu horumarinayo deegaanadaas.

Madaxweynaha,ayaa kulankaan warbixinno uga dhageystay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Amniga, Cadaaladda, Gargaarka, Diinta, Caafimaadka, Waxbarashada, Tamarta iyo Haweenka,.

Golaha Wasiiradda cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka Dowladda ee 2023 oo dhan 24, 957, 853.70 dollar.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn u mahadceliyay qeybaha kala duwan ee ciidamada iyo kuwa dib u xureynta deegaanka oo guulo muhiim ah kasoo hoyay ee dagaalka ay kula jiraan cadowga khawaarijta ah.

Tags: Gollaha Wasiirada Hirshabeelle Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2023
Previous Post

R/W Xamse Oo Sheegay Inay Bilaabi Doonaann La Dagaalanka Musuq-Maasuqa

Next Post

R/W Xamse Oo ka Guddoomay Qorshe Howleedka Sanadka Wasiirka Haweenka

Next Post
R/W Xamse Oo ka Guddoomay Qorshe Howleedka Sanadka Wasiirka Haweenka

R/W Xamse Oo ka Guddoomay Qorshe Howleedka Sanadka Wasiirka Haweenka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In