Kulan Duco Ah Oo Loo Sameeyay Shuhadadii dagaalka ka Dhanka ah Khawaarijta
Waxaa xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ka qabsoontay munaasabad lagu xusayo halyeeyadii ku shahiiday dagaalka lagula jiro argagixisada Al-Shabaab, oo ay ugu horreeyaan Hibaad Cali Dasar iyo Nabadoon Cilmi...
Read more











