Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Muqdisho ka daah furay Aqoon isweydaarsi
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya. Daah furka aqoon-iswaydaarsiga,ayaa waxaa goobjoog...
Read more











