Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka Sare oo kulankooda maanta ku akhriyay laba sharci oo muhiim ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka Sare oo kulankooda maanta ku akhriyay laba sharci oo muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 16-aad.

Ajandaha kulanka: 

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

1. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee Kheyraadka Dhulka Hoostiisa

2. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman.

Sanatarrada Golaha ayaa ugu horreyn dood ka yeeshay sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman oo marayay akhrintiisa labaad. waxayna soo jeediyeen in maalmo dheeraad ah la siiyo si ay u sii turxaan bixiyaan sharciga.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Sanatarrada Aqalka Sare u akhriyay sharciga Nidaamka Maaliyadeed ee Kheyraadka Dhulka Hoostiisa, oo uu Wasiirku sheegay in sharcigaan muhiimiyad gaar ah uu Dalka u leeyahay is;amarkaana uu ka mid yahay sharciyada qaybta ka ah Barnaamijka deyn cafinta Dalka.

Previous Post

Change of Command for ATMIS Sector Two – Brig. Kamoiro takes over as commander of ATMIS Kenya troops

Next Post

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo BJFS ka hor Akriyay Sharciga hormarinta kalluumeysiga  

Next Post
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo BJFS ka hor Akriyay Sharciga hormarinta kalluumeysiga  

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo BJFS ka hor Akriyay Sharciga hormarinta kalluumeysiga  

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In