Xarunta Gurmadka degdega Oo La Hoos Geeyay Hay’adda SODMA “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad dib loogu soo wareejinayay xaruunta howlgallada gurmadka degdega ah oo ay soo agaasimeen howlwadeenada Hay’adda SoDMA. Munaasabaddaan,...
Read more









