Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Oo daah furay Ololaha Tallaalka Jadeecada
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Jubaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa daahfuray Ololaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecada iyo Dabaysha oo maanta lagu qabtay Xarunta Isbitaalka Guud ee degmada Kismaayo. Munaasabadda oo...
Read more











