Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta daah furtay hannaanka lagu soo xulayo 3000 oo Macallimiin ah oo ay Wasaaradda qaadaneyso. Munaasabaddan oo ay kasoo qeybgaleen...
Read more











