Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS oo kormeeray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS oo kormeeray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami u socodka tira-koobaka Shaqaalaha Rayidka Dawladda , Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali, ayaa kormeeray hay’adaha Dawladda ee tira-koobka uu ka socdo.

Agaasimaha Guud oo ay weheliyeen xubno ka tirsan guddiga korjoogtaynta, ayaa kormeerkooda Sabtida maanta ku booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda oo ay ka socotay tira-koobka Shaqaalaha Wasaaradda.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

“ Waxaan boggaadinaya shaqada guddiga farsamada ee tirakoobka Shaqaalaha, ujeeddadu waa in la xaqiijiyo isla-xisaabtan,daahfurnaan iyo hufnaanta Shaqada.” ayuu yiri Agaasimaha Guud , Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali.

Tirakoobkan oo soo billowday 1 bishan Feberaayo,2023 aya noqonaya midkii saddexaad ee madax ka tirinta Shaqaalaha Rayidka Dawladda, kaas oo lagu samaynayo dhammaan Shaqaalaha Rayidka Dawladda.

Ugu dambeyntii, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa xaqiijiyay tirakoobka Shaqaalaha inuu qeyb ka yahay dadaallada ay Dawladda ku dooneyso in la horumariyo adeegyada ay qaranka iyo Bulshada u hayaan Shaqaalaha Rayidka Dawladda.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo heshiis la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ah QM

Next Post

Garoonka Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo duqa hobyo

Next Post
Garoonka Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo duqa hobyo

Garoonka Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo duqa hobyo

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In