Golaha Baarlamaanka Galmudug Oo Ansixinta Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5aad
Xarunta Golaha Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada dhuusamareeb, Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay kal-fadhiga 5-aad kulankiisa 1-aad, fadhiga maanta ee Golaha Baarlamaanka Galmudug, Waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug...
Read more











