Duqa Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Ethiopia
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ethiopia u fadhiya Soomaaliya Amb. Cabdifataax Cabdullaahi Xasan...
Read more











