Madaxweynaha Galmudug Oo Daah-furay Shirweynaha Dib U Hishiinta “SAWIRRO “
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa maanta ka daah furay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb shirweynaha dib u heshiisiin ah oo lagu dhammeynaayo khilaafaadka iyo gacan...
Read more











