Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Lagu Eegayo Qorashaha Dib-u-hishiinta Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Agaasimaha Waaxda dhallinyarada Cabdullaahi Cabdi Maxamed ( Xiirey ), ayaa ka qayb-galay kulan wadatashi ah oo looga arrinsannayay dib u eegista qorshaha ee dhab u heshiisiinta Qaran oo Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiintu soo qaban qaabisay.

Agaasimaha guud iyo Agaasimaha waaxda dhalinyarada,ayaa shirka la wadaagay qorshaha Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee ku aadan nabadaynta iyo xaslinta dalka iyo kaalinta muhiimka ah ee Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka gelli karaan dib-u-heshiisiinta dadka Soomaaliyeed maadaama Dhallinyarada yihiin dhibanayaasha koobaad.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

In ka badan 75% dadka Soomaaliyeed waa dhallinyaro da’doodu ka yartahay 35 jir, waana awood muhiim ah oo haddii aan looga faa’iidaysan dhanka dhismaha iyo horumarinta Qaranka ay sahlan tahay inay duufsadaan kooxaha xagjirka ah iyo kooxaha kale ee geesta danbiyada Abaabulan.

Previous Post

Britain oo ka digtay weerarro uu Ruushka la damacsanyahay kaabayaasha muhiimka ah ee Ukraine

Next Post

Shir Looga Hadlaayo Dhaqaalaha Buluuga ah Oo Dhacay Magaalada Mazara del Vallo

Next Post

Shir Looga Hadlaayo Dhaqaalaha Buluuga ah Oo Dhacay Magaalada Mazara del Vallo

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In