Wasiirka Gaaashaandhigga oo la kulmay Sarkaal Sare oo ka tirsan Midowga Africa
Wasiirka Gaaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa. Kulanka labada Mas’uul ayaa looga hadlay arrimo dhowr...
Read more