Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa Maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki...
Read more










