Maareeyaha Guud ee NIRA oo kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Gaalkacyo
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde), ayaa booqasho kormeer ah ku tegay xarunta NIRA ee magaalada Gaalkacyo. Kormeerka Maareeyaha ayaa qeyb...
Read more











