Wasiirka Cadaaladda ” Xukuumaddani waa tii ugu horreysay oo Khawaarijta la dagaallantay”
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in xukuumadda hadda jirta ay si dhab ula dagaallantay khawaarijta, taas oo soo dadejisay guulaha la gaaray. Wuxuu...
Read more











