Wasiirka Maaliyadda XFS oo loo doortay Hoggaanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu hoggaamiyo Madasha Iskaashiga Maaliyadda Dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) ee 2-da sano...
Read more











