Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay warbixinta Odoroska dhaqaalaha Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Sheekh Faarax (Beene-Beene), ayaa maanta si rasmi ah u furay kulanka daabacaadda labaad ee warbixinta odoroska...
Read more











