Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay wada shaqeynta Booliska iyo hay’addaha Cadaaladda
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan weyne ay maanta yeelanayaan Garsoorka, Xeer-Ilaalinta iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kulanka waxaa ka qeyb gelaya Xeer Ilaaliyaha Guud...
Read more










