Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka warbixiyay imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed Cali, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Muqdisho. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa qayb ka ah isku soo dhawaanshaha iyo bogga cusub ee...
Read more











