Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Nairobi kaga qayb galay shir muhiim ah
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daah-furay shir maqaamkiisu sarreeyo oo lugu falanqeynayay dhammeeystirka iyo fulinta geedi socodka hindisaha sidii bulshada...
Read more










