Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Saraakiisha Waaxda Asia iyo Australia
Wasiirka Arrimaha Dibadda mudane Axmed Maxamed Fiqi, ayaa kulan la yeeshay saraakiisha Waaxda Asia iyo Australia, oo uu hoggaaminayay Agaasimaha waaxda, Mudane Saciid Jaamac Mire. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Read more











