Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da bisha May awgeed waxaa uu Hambalyo u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa guud...
Read more











