Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Cismaan Cigaal,ayaa Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Karin Johansson. kulanka oo la xiriiray Iskaashiga dhinacyada...
Read more











