Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay guullaha laga gaaray la dagaalanka Khawaarijta
Radio Muqdisho: Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Jimcada kula tukaday masuuliyiinta Dowladda iyo shacabka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ka hadlay xaaladda dalka...
Read more











