Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan sannadeed kaga qeyb galey deegaanka ceelow
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceeloow ee degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sanadeed uu halkaasi ku qabtay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole)....
Read more











