WASIIR FARTAAG OO KU BAAQAY IN LA JOOJIYO COLAADDA KA DHACDAY CAABUDWAAQ
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ugu baaqyay dhinacyada maanta ku dagaallamay degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud in ay joojiyaan dagaalka...
Read more











