Turkiga oo sheegay in uu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha Bulshadaasi ee gudaha iyo dibadda. Kulankaan ayaa looga hadlay sidii...
Read more











