Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Oo Fashiliyay Weerar Argagixisada Al-Shabaab Ay Ku Soo Qaadeen Afgooye

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka  Xoogga Oo Fashiliyay Weerar Argagixisada Al-Shabaab Ay Ku Soo Qaadeen Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka oo qab-qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii Al Shabaab ee soo weeraray saldhigyada ciidamada duleedka Dagmada Afgooye.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa xalay soo weeraray difaacyada ciidamada Xoogga dalka Somaliya ee deegannada Sabiid Iyo Caanoole.

Related posts

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

July 22, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

July 22, 2026

Ciidamada oo macluumaad horudhac ah ka heystay qorshaha weerar ee Al-Shabaab ayaa iska difaacay, qaarkood nolosha ayaa lagu qabtay, kuwana waa la dilay.

dhinaca kale Ciidanka xoogga dalka ayaa deegaanka  Bariire ku dilay maleyshiyaad ka tirsan Nabadiidka

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 143Aad ee guutadda 14 October Fadhigeedu yahay deegaanka Bariire ayaa howlgal lagu baacsanayo haraadiga nabadiidka Al-shabaab ka sameeyay tuulooyin hoostaga Bariire
Sidoo kale ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa soo saaray miinooyin nabadiidka Al-shabaab ay ku aaseen wadda xariirisa Bariire iyo degaanka Number 50
Intii uu howlgalka socday Ciidamada ayaa gurmad u fidiyay qaar ka mid ah Shacabka ku nool Bariire oo saameyn uu ku yeeshay Fatahada wabiga shabelle
Tags: Ciidanka Xoogga Oo Fashiliyay Weerar Argagixisada Al-Shabaab Ay Ku Soo Qaadeen Afgooye
Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post

Turkiga oo sheegay in uu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin

Next Post
Turkiga oo sheegay in uu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin

Turkiga oo sheegay in uu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

Howlgallo Qorsheysan oo Ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen Gobalka Baay

July 22, 2026
0

Ururada 161-aad, 164-aad iyo 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab XDS ayaa hawlgal burburin ah ka fuliyay deegaannada Buur Aylo,...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya.

July 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya...

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo sano

July 22, 2026
0

Go’aanka Madaxweynaha dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ah si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo...

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
0

Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In