Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kalfadhiga 2-Aad Ee Barlamaanka Galmudg+Sawirro
Gudoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magaalada dhusamareb uga qayb-galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga 2-aad baarlamaanka Galmudug waxaana goob joog ka ahaa madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...
Read more