Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka ,Oo Kulan Fogaan Arrag Ah Uga Qeyb-Galay Madasha Adeegsiga Afsoomaaliga +Sawirro
Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Af Soomaaliga ee dhinac Maamulka iyo ganacsiga, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay lagu qabtay barta Zoomka ee Aaladda fogaan aragga! Dooddaas...
Read more