Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Waafoow: Gobolka Shabeellaha Hoose Gurmad deg deg ayuu u baahanyahay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Waafoow: Gobolka Shabeellaha Hoose Gurmad deg deg ayuu u baahanyahay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha magaalo madaxda gobolka shabeellaha hoose ee Marko Cabdullaahi Cali Axmed (Waafoow) ayaa sheegay in xaalada deg deg ah ay ka taagantahay gobolka maadaama ay saameeyeen fatahaaddi wabiga shabeelle .

Guddmooiye waafoow waxa intaa ku daray in xaalada ay ka baxday faraha isla markaana ay tahay mid u baahan in sida ugu dhaqsiyaha badan looga jawaabo .

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

“Waxaa loo baahanyahay in si deg deg ah wax loogu qabto dadka tabaaleysan ee haatan ku jira xaalado aad uliita maxaa yeelay, Maheystaan Hoy,Cuno Daawo iyo waxyaabaha loo baahanyahay aas aaska nolosha ayuu hadalkiisa raacay guddoomiyaha.

Sidoo kale guddoomiyaha Maro Cabdullaahi Cali Axmed waafoow waxa uu sheegay in dadka tabaaleysan ay u badanyihiin caruur iyo haween oo aan xamili Karin xaalada soo wajahday ee u baahan in si wadajir ah loo wajaho.

“Waxaan leenahay Madaxweynaha Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo madaxda qaranka wax ka qabta xaalada deg dega ah ee ka taagan gobolka gaar ahaan magaalooyinka ay sameeyeen fatahaaddaha haba ugu badnaatee  Degmada Afgooye.

Tags: Guddoomiye Waafoow: Gobolka Shabeellaha Hoose Gurmad deg deg ayuu u baahanyahay
Previous Post

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo soo xirtay wajiga labaad ee mashruuca Horumarinta Ganacsiga+Sawirro

Next Post

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay Khamri iyo raggii ka ganacsanayay

Next Post
Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay Khamri iyo raggii ka ganacsanayay

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay Khamri iyo raggii ka ganacsanayay

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In