Kumanaan ka mid ah Shacabka ku dhaqan Muqdisho oo Maanta ku ciiday Xaafadda Daaru-salaam+Sawirro
Dadweyne fara-badan ayaa Salaadda Ciidda ku oogay Masaajidka weyn ee deegaanka Daarusalaam, ka dib markii ay qaarkood isaga kala yimaadeen Degmooyinka Gobolka Banaadir. Dadweynaha reer Muqdisho oo markii dambe isugu...
Read more