Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada ku nool deegaanka Garas-dheere oo ka mahadceliyay Ceel-biyood loo qoday+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Bulshada ku nool deegaanka Garas-dheere oo ka mahadceliyay Ceel-biyood loo qoday+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku nool deegaanka Garas-dheere ee hoostaga Degmada Raage Ceelle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay ka mahadceliyeen Ceel-biyood riig ah oo loo qoday kaasi oo ka mid aha baahiyaha ay qabeen dadka deegaanka waxaana maalgaliyay Maxamed,Nuur Maxamed Xasan oo ah muwaadin Soomaaliyeed ee ku nool dalka boqotooyada Sacuudi Carabiya.

Daka deegnaada ayaa hore biyaha u doona jiray meelo fog fog oo qiyaas ahaan u jira Afartan KM hase yeeshee waxa ay ka mahadceliyaan iney helaan ceel biyo macaan.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

“Waxaan u mahadcelinaynaa walaalkeyn Maxamed Nuur oo inoo qaday Ceelkaan oo anfacayo guud ahaan dadka deegaanka iyo kuwa kale ee naga akdhaw ayay dhaheen qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee deegaanka.

Maxamed Xuseen Nuur iyo Cali Nuur Xasan Cali Qalac oo looso wakiishay mashruucaan Ceelka aya Maxamed Nuur alle uga baryay in sadaqada uu baxday alle uu ka ajar siiyo waxaana ay intaa ku dareen in sidii loogu talagalay loo isticmaali doono isla markaana ay ka cabi doonaan xoolo dhaqatada iyo guud ahaan dadka deegaanka.

Tags: Bulshada ku nool deegaanka Garas-dheere oo ka mahadceliyay Ceel-biyood loo qoday+Sawirro
Previous Post

Golaha Shacabka oo Akhrinta Kowaad marsiiyay Hindise Sharicyeedka burcad Badeedda+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay duqeyn cirka ah oo ka dhacday Jubbada dhexe

Next Post
Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawooyin Gaarsiisay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay duqeyn cirka ah oo ka dhacday Jubbada dhexe

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In