Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay duqeyn cirka ah oo ka dhacday Jubbada dhexe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawooyin Gaarsiisay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa taliska ciidanka AFRICOM ayaa duqeyn cirka ah ka gaystay meel u dhaw degmada jilib ee gobolka Jubbada dhexe, ee Soomaaliya.

Duqeyntan ayaa lagu dilay hal (1) ka tiran xagjirka Alshabaab iyada oo lagu dhaawacaymid kale. Sidoo kale waxaa duqeyntan lagu burburiyey xero ciidan oo ay Alshabaab ku lahaayeen goobtaa.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka waa ay ka go’antahay la dagaalanka Daacishta Soomaaliya iyo argagaxisada Alshabaab, si loo baajiyo dhimashada dadka rayidka ah ee leh rag, haween, carruur ee ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo dowladaha deriska la ah Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya iyo ciidanka AFRICOM ee Mareykanka ayaa taxadar dheeri ah ku bixinaya ilaalinta waxyeelo soo gaarta shacabka aan waxba galabsan, islamarkaana diyaar u ah in ay si buuxda u baaraan haddii waxyeelo shacab la soo wariyo.

Iyada oo lasoo warinayo waxyeelo shacab ayaa ilaa imanka xageena hubintii la sameeyey aysan jirin wax shacab ah oo ay waxyeelo dhimasho iyo dhawaac soo gaadhay midna.

Dadaalada aan ku bixino ka taxadaridda waxyeello soo gaadho shacabka ayaa aad uga duwan weerarrada iyo gaboodfallada ay Daacishta Soomaaliya iyo Alshabaab ku qaadaan meelaha ay dadweynaha ku badanyihiin ee Soomaaliya.

Weerarkan ayaa lagu garab-istaagayey Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada, si looga takhaluso falalka gurracan ee ay Daacishta Soomaaliya iyo Alshabaab ka gaystaan Soomaalia iyo waliba in loo helo dadka Soomaaliyeed mustaqbal ifaya.

Previous Post

Bulshada ku nool deegaanka Garas-dheere oo ka mahadceliyay Ceel-biyood loo qoday+Sawirro

Next Post

Guddiga Doorashada Ivory Coast oo Sheegay in ay Qaban Doonaan Tartan Hufan

Next Post
Guddiga Doorashada Ivory Coast oo Sheegay in ay Qaban Doonaan Tartan Hufan

Guddiga Doorashada Ivory Coast oo Sheegay in ay Qaban Doonaan Tartan Hufan

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In