Kulanka Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaa Ajebndihiisa ugu horeeya uu ahaa su’aal weydiin ku abaaran wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska...
Read moreGuddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu gorfeynayo isu soo dhoweynta Maamulada uu ka dhaxeeyo Soohdimaha dhuleed. Shirkan oo loo qabtay...
Read moreWaa madal ugaar ah haweenka oo ay kaga arrinsanayaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada, maadama ay dalka doorasho kadhacayso horaanta 2021. Shirka ayaa waxaa manta si rasmi ah u furay...
Read moreRa'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayreayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa. Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay dowrka ganacsatada ee badbaadinta bulshada iyo dib-u-dhiska dalka,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in magacaabista...
Read moreSaraakiil sarre oo ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo uu hugaaminaayo Taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliyeed jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ku guuleystay soo afjarida dagaal dhiig badan ku daatay oo...
Read moreTaliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay heshiisiinta Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanadda Toowfiiq iyo Afbarwaaqo Kulamo aan loo kala kicin oo ka kala qabsoomay deegaanadda Afbarwaaqo iyo...
Read moreFannaanadda qaran Saynab Xaaji Cali Siigaale (Baxsan) oo muddo lagu daweynayay magaaalda Ankara ee Turkiga ayaa caawa dib ugu soo laabatay dalka. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo fannaaniin ayaa Fannaanada...
Read moreKulamada xubnaha gollaha shacabka Baarlamaanka JFS todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socotay dood adag oo looga doodayo Hindise sharciyeedka doorashooyinka dalka. Hadaba Xildhibaan C/fitaax Qaasim oo ka mida xubnaha...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho