Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir u gaar ah Haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shir u gaar ah Haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waa madal ugaar ah haweenka  oo ay kaga arrinsanayaan  doorkooda ka qeyb galka siyaasada,  maadama ay dalka doorasho kadhacayso horaanta 2021.

Shirka ayaa waxaa manta  si rasmi ah u furay guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdillhi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Shirkaan  oo ah mid sanadle ah waxaa  sanadkan sigaar ah looga hadlayaa  ka qeyb galka  siyaasada ee haweenka  iyo in hawenku ay helaan waxkabadan boqolkiiba soddon oo ah qoondo ay ku leeyihiin hugaaminta dalka.

Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan hawenka xildhibnada ah ee labada gole ee barlamaanka,   ururada haweenka,  wasiiro,  haweenka ka socda barlamanda dowladd goboleedyada iyo guddoomiyha  guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dalka  ayaa socon doona muddo laba maalin ah.

Guddoomiye guxigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka benaadir  Basma Caamir Shakeeti  oo kusoo dhawysay  ka qeyb galayasha shirka ayaa sheegtay in maamulka gobolku uu wado qorshe ku aadan sidii haweenka dagmooyibnka ay uga qeyb gali lahaayeen   doorashada dalka ka dhici doonto,  haweenka Soomaliyeedna ay muhiim tahay in ay ka tashadaan doorkooda ku aadan hoggaaminta dalka.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqa Yaasiin, ayaa hawenka ku dhiira galisy in hadii ay dadalaan ay  gaari kaaraan   meel  wanagsan  ka wasaard ahaana ay garab taagan yihiin. 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Khudbad Ka Jeediyay Madasha Dooxa

Next Post

Shir looga hadlayo Soohdimaha maamulada dalka oo Muqdisho ka furmay

Next Post
Shir looga hadlayo Soohdimaha maamulada dalka oo Muqdisho ka furmay

Shir looga hadlayo Soohdimaha maamulada dalka oo Muqdisho ka furmay

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In